Madaxweyne Qoor Qoor oo War kasoo gaaray Doorashada Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor), ayaa hambalyo udiray madaxwaynaha cusub ee JFS mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo noqonaya madaxweynihii 10aad ee xakay kusoo baxay doorashadii madaxtinimo ee dalka ka qabsoontay. Madaxweyne Kaariye ayaa u rajeeyay madaxweynaha JFS mudane Xassan Sheekh Maxamuud, in uu Eebbe u fududeeyo xilka culus ee loo doortay, isagoona … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo War kasoo gaaray Doorashada Madaxweyne Xasan Sheekh